Madaxweyne Biixi oo Digniin adag kasoo saaray Faragalin maamulkiisa lagu hayo

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo xalay khudbad ka jeediyay Munaasabad lagu xusayay 18-ka May ayaa sheegay in maamulkiisu wali ka quusan in ay helaan ictiraaf ayna noqdaan dowlad madax banaan. Muuse Biixi ayaa sheegay in Somaliland dhiig badan uga daatay sidii u noqon laheyd dal madax banaan, waxa uuna xusay in dowlada federaalka … Continue reading Madaxweyne Biixi oo Digniin adag kasoo saaray Faragalin maamulkiisa lagu hayo